masayrsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Cid masayr hayo ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh masayrsan

masayrsanaan [m.f.dh]
eeg masayrsan. ld masayrsanaansho.

masayrsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
1. eeg masayrsanow. 2. ld masayrsanaan.

masayrsanow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-naaday, -naatay)
Cid wax masayr hayo noqosho.

masayrtir [m.l]
Hanti la siiyo naag masayrsan si loo raalliggeliyo.

masayrtir [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-ray, -rtay)
Haweenay masayrsan hanti siin si loo raalliggeliyo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg