mascaanood
(m.l)

(c.nafl.) Mas dheer oo midabkiisu casaan xigeenyahay oo aan dadka qaniinin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mascaanood

halcaamood [m.l] (-dyo, m.dh)
Nooc masaska dheereeya ka mid ah oo aan wax yeello lahayn. ld mascaanood.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg