masdaro
(m.dh)

ld masdarad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh masdaro

masdarad [m.dh] (-do, m.l)
Qori xalleefsan oo qaybo isle'eg qaybsan, oo wax lagu cabbiro, ama xarriiqaha lagu sadriyo. ld masdaro, mastarad, mastaro.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg