maseyn
(m.f.dh)ld miseyn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maseyn ↴
miseyn [Magac Dheddig | Noun Feminine]
eeg misee. ld maseyn.
mase [m.l]
1. ld mise 1. Laba wax ama ka badan oo isku mid ah ama isu dhigma. 2. Sinnaan.
mase [xi.we]
(nax.) Eray lagu xiriiriyo labada dhinac ee weyddiinta. Tus. “Ma midigta mase waa bidixda?”, “Cali mase Faarax?”. ld mise².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg