mashaqayste
(m.l) (-tayaal, m.l/dh)Qof shaqa la'aanta jecel oo cajislow ah.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mashaqayste ↴
saamisuge [m.l] (-gayaal, m.l/dh)
1. Qof meel xoolo lagu saanyanayo yimid oo in wax la siiyo sugaya. 2. Qof mashaqayste ah oo mar walba in wax la taro sugaya.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg