masharaaf
(m.l) (-fo, m.l)

Tuubbo dheer oo macdan ama balaastig ah, guryaha dushooda ka soo dejisa biyaha roobka oo keenta dhulka si aan biyuhu guriga wax u yeelin; maracaad; manjarrar. ld masharafad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh masharaaf

majaraaf [m.dh]
ld masharaaf.

manjarroor [m.l]
1. (-rro, m.dh) Masharaaf. 2. ld manjarroorid. Daal ka yimaada taagnaan badan.

masharafad [m.dh]
ld masharaaf.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg