mashiingaan
(m.l) (-nno, m.dh)Qori boobe ah oo cago leh oo xabbadihiisu silsilad dheer ku taxanyihiin. ld mashiiggaan, mishiggaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mashiingaan ↴
mishiggaan [Magac Lab | Noun Masculine]
ld mashiingaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg