mashquul
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)M. ah: hawllan oo aan faraaqo lahayn.
mashquul
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-uulay, -uushay)Ku m.: qof hawllan oo aan faraaqo lahayn noqosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mashquul ↴
dhammaas [m.l]
Qof aan feejignayn oo dareenkiisa garasho meel kale ku mashquulsanyahay.
hawllanow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-way, -wday)
Wax hawl ku mashquulsan noqosho.
hawshoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Hawl ku mashquulid.
mashquuli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Ku m.: qof mashquul ka dhigid.
mashquulid [m.f.dh]
eeg mashquul².
mashquulin [m.f.dh]
eeg mashquuli. ld mashquulis.
mashquulis [m.l]
ld mashquulin.
mashquulsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la mashquuliyey ahaansho (qof).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg