mashxaradid
(m.f.dh)eeg mashxarad².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mashxaradid ↴
mashxarad [m.dh] (-do, m.l)
Dhawaaq dheer, googo'an oo haweenku carrabkooda ku sameeyaan waqtiga farxadda, arooska iwm; alalaas; carrabdhow.
mashxarad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Haween mashxarad samayn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg