maskarjab
(m.l)1. Mowjadda jabbiddeeda. 2. Dad meel ka caaryey oo aan waxba haysan oo doonni ama markab la jabay. 3. ld maskarjabid. ld maskabjab¹.
maskarjab
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bay, -btay)1. Qof sharaf-jabid maamuus dhicid. 2. Dad doon ama markab la jabid. ld maskabjab².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maskarjab ↴
maskabjab [m.l]
ld maskarjab¹.
maskabjab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
ld maskarjab².
maskabjaban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
ld maskarjaban.
maskabjabi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld maskarjabi.
maskabjabid [m.dh]
ld maskarjabid.
maskabjabin [m.dh]
ld maskarjabin.
maskabjabnaan [m.dh]
ld maskarjabnaan.
maskabjabnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld maskarjabnaan.
maskabjabsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld maskarjaban.
maskabjabsanaan [m.dh]
ld maskarjabnaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg