maskarjaban
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-bnaa, -bnayd)Qof maskarjab ku dhacay ahaansho. ld maskabjaban, maskabjabsan, maskarjabsan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maskarjaban ↴
maskabjaban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
ld maskarjaban.
maskabjabsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld maskarjaban.
maskarjabnaan [m.dh]
eeg maskarjaban. ld maskabjabnaan, maskabjabnaansho, maskabjabsanaan.
maskarjabsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld maskarjaban.
qaddarjaban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
ld maskarjaban.
maskarjab [m.l]
1. Mowjadda jabbiddeeda. 2. Dad meel ka caaryey oo aan waxba haysan oo doonni ama markab la jabay. 3. ld maskarjabid. ld maskabjab¹.
maskarjab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
1. Qof sharaf-jabid maamuus dhicid. 2. Dad doon ama markab la jabid. ld maskabjab².