maskiin
(m.l)ld miskiin¹.
maskiin
(m.dh)ld miskiinad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maskiin ↴
maskiinad [m.dh]
ld miskiinad.
maskiinnimo [m.dh]
ld miskiinnimo.
miskiin [m.l] (-nno/masaakin, m.dh)
1. Nin aan hanti lahayn ama cayr ah. 2. Nin aan shiddo badnayn. ld maskiin¹.
miskiinad [m.dh] (-do, m.l)
1. Qof dumar ah oo aan hanti lahayn ama cayr ah; haweenay aan shiddo badnay. ld maskiin², maskiinad, miskiin².
miskiinnimo [Magac Dheddig | Noun Feminine]
Miskiin ahaansho. ld maskiinnimo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg