maslaxad
(m.dh) (-do, m.l/-saliix, m.dh)

Dan, faa'iido. ld maslaxo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maslaxad

masaaliix [Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural]
eeg maslaxad.

maslaxo [m.dh]
ld maslaxad.

maslax [m.l]
1. Heshiis la dhex dhigo laba dhinac ama ka badan oo muransan. 2. ld maslixid.

maslax [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday; -lixi)
1. Laba qof oo dagaalsan heshiisiin. 2. Cid wax ay gocanayso ama ka carootey ku raaliggelin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg