maso
(m.dh) (-ooyin, m.l)1. Abeeso; mas. 2. Abeeso-lugaley. ld manso.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maso ↴
oomasoore [m.l]
Dhul oommane ah oo aan dad iyo duunyo midna joogin.
manso [m.dh]
ld maso.
masoobid [m.dh]
ld misoobid.
masow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
ld misow.
misoobid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg misow. ld masoobid.
misow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Wax, wax kale la mid noqosho. ld masow.
ma [qr.diid]
Qurub tilmaamaya in weerta falkeeda uu yahay fal diidmo. Tus. “Cali ma imaanayo”.
ma [qr.we]
1. Qurub tilmaama in ay su'aali
saaran tahay ereyga uu weheliyo. Tus. “Cali ma yimid?”, “Ma Cali baa yimid?”, “Ma waxaa yimid Cali?”, “Ma waad imaanaysaa?”.
2. Qurub tilmaama in ay su'aali saarantahay erayga uu ku nudanyahay. Tus. “Goorma?”, “Inma?”, “Idinma?”, “Kuwama?”. 3. Qurub ka muuqda su'aal ee qof lagu dhiirigelinayo in uu fal sameeyo. Tus. “Maad iska celisid
qofkaa?”.
ma [x.i] Mase: ama
ld mise.
ma [m.l]
1. Meel. 2. (qr.we) Mehee?: meeshee?.