masruuf
(m.l)

Lacag, cunto iwm oo si joogto ah loo siiyo qoys, qof iwm. ld masaariif.

masruuf
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-fay, -ftay)

Lacag, cunto iwm si joogto ah qoys qof, iwm u siin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh masruuf

biilo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-iishay, -iilatay)
Lacag biil ka dhigasho; masruufasho.

cuddabbixi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Haweeney la furay inta ay cuddada dhammeysanayso masruufid.

masaariif [m.dh]
Lacag joogto ah oo hal beri la biishado; biil. ld masruuf¹.

masruufasho [m.f.dh]
eeg masruufo.

masruufid [m.f.dh]
eeg masruuf².

masruufo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-ftay, -fatay)
Lacag, cunto iwm si joogto ah u cunid.

nafaqayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
1. Wax nafaqo ka dhigasho. 2. Wax masruufasho.

qorqode [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate] (-dayaal, m.l/dh)
Q. ah: nin afadiisa si fool xun kula dhabiiltama siiba maamulka hoose, cunnada iyo masruufka.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg