masruufid
(m.f.dh)

eeg masruuf².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh masruufid

cuddabbixi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Haweeney la furay inta ay cuddada dhammeysanayso masruufid.

masruuf [m.l]
Lacag, cunto iwm oo si joogto ah loo siiyo qoys, qof iwm. ld masaariif.

masruuf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
Lacag, cunto iwm si joogto ah qoys qof, iwm u siin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg