mataal
(m.l)

ld misaal.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mataal

misaal [m.l] (-llo, m.dh)
Wax, wax kale tusaale ahaan loogu qaato. ld masaal, mataal, mitaal.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg