mataansan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

1. Ku m. wax, wax kale mataan la ah ahaansho. 2. Wax, wax kale lagu biiriyey ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mataansan

maro-masaar [m.l]
1. Wiil, gabadh dabakeen ah ku mataansan oo la aaminsanyahay in uu falxad yahay. 2. Wan ama waxar dabakeen ku mataansan.

mataansanaan [m.f.dh]
eeg mataansan. ld mataansanaansho.

mataansanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld mataansanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg