mataatixi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)1. Hilib karis ka batay oo aad u jilcay ka dhigid. 2. Maro aad u duugowday ka dhigid. 3. Miro aad u bislaaday ka dhigid. ld motootixi, mutuutixi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mataatixi ↴
mataatax [m.l]
1. M. ah: hilib karis ka batay awgiis aad u jilcay. 2. Maro duugnimo awgeed aad u jilicday. 3. Miro aad u bislaaday. 4. ld mataatixid. ld motootax¹, mutuutax¹.
mataatixid [m.f.dh]
eeg mataatax³. ld mataatax¹ (4), motootax¹, motootixid, mutuutax¹.
mataatixin [m.f.dh]
eeg mataatixi. ld motootixin, mutuutixin.
motootixi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld mataatixi.
motootixid [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld mataatixid.
motootixin [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld mataatixin.
mutuutax [m.l]
ld mataatixid.
mutuutixi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld mataatixi.
mutuutixid [m.dh]
ld mataatixid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg