mataatulle
(m.l) (-layaal, m.l/dh)

Qoryo, cajillo, callalo iwm oo inta laysu geeyo loo yeelo qaab dad ama wax kale ayadoo laga ag dhisayo xeryaha xoolaha ama beeraha si loogu cabsiiyo cawameerta.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mataatulle

mataatullee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
Mataatulle samayn.

mataatulleyn [m.f.dh]
eeg mataatullee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg