matal
(m.l)ld masal¹.
matal
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-alay, -ashay)ld masal².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh matal ↴
urur shaqaale [m.l] (-rro ..., m.dh)
(taar.) Urur matala xoogsatada, rabo in uu wax ka baddelo xaaladda nolosha, mushaarada iyo lacagta.
ay [mu.dhm.y]
Magacuyaal yeele oo matala “iyada” ama “iyaga”. Tus. “Maryan Wiil ay tiqiin ayay maanta suuqa ku aragtay”, “Wiilashu guri ay degganaayeen ayay aadeen”.
bilmatal [Falkaab | Adverb]
ld bilmasal.
fan [m.l]
1. Xirfad bani-aadamku ku soo bandhigo ama ku matalo dareenka uu ka qabo dabeecadda ama dhacdooyinka nolosha. 2. ld fan. Dusha gaadiidka, qaybta hore ama dambe ee alaabta yaryar la saaro.
masal [m.l] (-llo, m.dh)
1. Tusaale. 2. M.kayga, m.kaaga iwm: wax, wax kale kala mid ah xagga dhaqanka, jimirka, dhererka iwm. ld masil¹, matal¹, matil¹, mesel¹, metel¹.
masal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-alay, -ashay)
1. (riw.) Filim, riwaayad iwm jilid. 2. Cid wakiil ka noqosho. 3. Ku m.: wax, wax kale ku qiyaasid. ld masil², matal², matil², mesel², metel².
masalan [Falkaab | Adverb]
Tusaale ahaan, misaal ahaan. ld matalan.
masalid [m.f.dh]
eeg masal². ld masilid, matalid, matilid, meselid, metelid.