matalid
(m.dh)

ld masalid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh matalid

masalid [m.f.dh]
eeg masal². ld masilid, matalid, matilid, meselid, metelid.

misee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-seeyay, -seysay)
1. Laba wax ama ka badan mase ka dhigid. 2. Ku m.: wax, wax ku matalid. ld masee.

mislee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
Ku m.: 1. Wax, wax kale ku matalid. 2. Wax, wax kale la simid.

matal [m.l]
ld masal¹.

matal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-alay, -ashay)
ld masal².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg