matatar
(m.l)1. Qarinta wax la qariyo. 2. Khasbidda wax meel lagu khasbo. 3. ld matatarid.
matatar
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)Nafley meel ayan mari karin ku khasbid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh matatar ↴
matatari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Xoolo muquuno ah cid siin. 2. Nafley meel aan laga arki karin gelin. 3. Isku m.: meel ciriiri ah si dhib iyo xoog leh ku dhexgelin (nafley).
matatarid [m.f.dh]
eeg matatar². ld matatar¹ (3).
matatarin [m.f.dh]
eeg matatari. ld matataris.
matataris [m.l]
ld matatarin.
matatarsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la matatariyay ahaansho (xoolo).
matatarsanaan [m.f.dh]
eeg matatarsan. ld matatarsanaansho.
matatarsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld matatarsanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg