mataxan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-xnaa, -xnayd)

ld mutuxan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mataxan

mutuxan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-xnaa, -xnayd)
1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaawan ahaansho. ld mataxan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg