matiitix
(m.l)Wax duugnimo ama karis badan awgiis la googo'aya.
matiitix
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ixay, -ixday)Wax gabow, karis badan awgiis la googo'id.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh matiitix ↴
matiitixi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax matiitix ka dhigid.
matiitixid [m.f.dh]
eeg matiitix². ld matiitixis².
matiitixin [m.f.dh]
eeg matiitixi. ld matiitixis¹.
matiitixis [m.l]
ld matiitixin.
matiitixis [m.l]
ld matiitixid.
matiitixsad [m.l]
ld matiitixsasho.
matiitixsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax matiitix laga dhigay ahaansho.
matiitixsanaan [m.f.dh]
eeg matiitixsan. ld matiitixsanaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg