mawjad-gaaban
(m.dh) (-o gaagaaban, m.l)

(juqr.) Hirar ballac yar oo abuurma marka cufisjiidadka qorraxdu uu lid ku noqdo si xagal quman ah kan dayaxa.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mawjad-gaaban

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg