maxaabiis
(Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural)eeg maxbuus.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maxaabiis ↴
furmaato [m.dh]
Heshiis dhexmara laba qolo oo dagaallansan si aysan isaga layn maxaabiista dagaalka ay ku kala qabsadeen.
shabaqle [m.l]
Baabuur dusha sare shabaq bir ah ku leh oo maxaabiista lagu qaado.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg