maxas
(m.dh)

Dad ama duunyo la itaal yar leh da'ama dhibaato darteed.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maxas

fuuli [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iyay, -isay)
1. Nafley meel aanay kori karin saarid. 2. Maxas gaadid ku qaadid. ld fuulsii, fuushii.

gurgurshaa [m.l]
Rati xoog leh, hayin ah oo gurgurka iyo maxasta la saaro. ld gurgurshe.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg