maxlal
(m.l) (-llo, m.l)Meherka naag la furay oo nin kale muddo gaaban ay guursato si ay ugu noqoto ninkeedii hore.
maxlal
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-alay, -ashay)Naag rabta in ay ninkedii hore ku noqoto nin kale muddo gaaban mehersasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maxlal ↴
maxlalan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
Wax la maxlalay ahaansho (naag).
maxlalasho [m.f.dh]
eeg maxlalo.
maxlalid [m.f.dh]
eeg maxlal².
maxlalnaan [m.f.dh]
eeg maxlalan. ld maxlalnaansho.
maxlalnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld maxlalnaan.
maxlalo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-ashay, -alatay)
Maxlal sameysasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg