maxlalan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-lnaa, -lnayd)Wax la maxlalay ahaansho (naag).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maxlalan ↴
maxlalnaan [m.f.dh]
eeg maxlalan. ld maxlalnaansho.
maxlal [m.l] (-llo, m.l)
Meherka naag la furay oo nin kale muddo gaaban ay guursato si ay ugu noqoto ninkeedii hore.
maxlal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-alay, -ashay)
Naag rabta in ay ninkedii hore ku noqoto nin kale muddo gaaban mehersasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg