maxmil
(m.l) (-llo/-xaamil, m.dh)

1. Rixli. 2. Bir qaroofan oo yaxaasbadeedka lagu dabo. 3. Maro xariir-madow ah oo tal iyo quraan lagu qurxiyey oo kabcada lagu dado.

maxmil
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ilay, -ishay)

Libaax-badeed maxmil ku dabid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maxmil

maxaamil [m.dh]
eeg maxmil¹.

maxmilan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
Wax maxmil lagu qabtay ahaansho (libaax-badeed).

maxmilid [m.f.dh]
eeg maxmil².

maxmilnaan [m.f.dh]
eeg maxmilan. ld maxmilnaansho.

maxmilnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld maxmilnaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg