maydhaan
(m.l)

1. Xoolo la xaday oo xoolo kale lagu lagu badasho si loogu raadgado. 2. Muquuno wax ka qiimo badan lagu beddesho. 3. ld maydhaamid.

maydhaan
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-amay, -aantay; -aami)

1. Wax muquuno ah, wax wanaagsan ku beddelid. 2. Xoolo la xaday, xoolo kale ku beddelid, si loogu raadgado.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maydhaan

maydhaamid [m.f.dh]
eeg maydhaan². ld maydhaan¹ (3).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg