mayliin
(m.dh) (-no, m.dh)

ld maayliin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mayliin

maayliin [m.dh] (-no, m.dh)
(c.nafl.) Lakab ka samaysan walxo dux ah oo ku wareegsan, danabeed ahaan ugu dahaadhan dhambaal, dire unugyada lafdhabarleyda badankeeda iyo unug dareenwadaha qaar ka mid ah lafdhabarla'da. ld mayliin.

mayli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Dherer inta mayl ee uu yahay xisaabid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg