mayraq
(m.l) (-qyo, m.dh)Saddexda feerood ee sararta u hoosaysa iyo hilibkooda oo iswata (geel).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mayraq ↴
mayraqsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof aad u jilicsan ahaansho.
mayraqsanaan [m.f.dh]
eeg mayraqsan. ld mayraqsanaansho.
mayraqsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld mayraqsanaan.
niil [m.l]
Feeraha geel saddexda ugu dambaysa oo xiga lugta dambe; mayraq.
mayr [m.dh]
Caws waaweyn ama caw rarada laga sameeyo. ld mayro.
mayr [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Wax biyo ku dhaqid. 2. U m.: cid u qubayn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg