mayrid
(m.f.dh)

eeg mayr². ld mayrniin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mayrid

xal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-alay, -ashay)
Biyo yar weel ku mayrid.

boodee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -daysay)
1. Bood dhar ku mayrid. 2. Bood timaha ku caddayn. ld booree (2).

buluqbuluq [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
1. Buluqbuluqleynta. 2. B. ah: qof buuran oo hilib jilicsan leh. 2. (sh.r) B. dheh: cod lagu muujiyo shanqar mayridda ah.

farahal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-alay, -ashay)
U f.: gacmaha qofka mayrid.

farahalo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ashay, -alatay)
Gacmaha iska mayrid.

mayrniin [m.l]
ld mayrid.

qubee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-beeyay, -beysay)
U q.: cid biyo ugu mayrid. ld qabee.

weeso [m.dh]
1. (dii.) Mayrid la mayro xubnaha qaarkood oo faral ah,la'aanteedna ayan salaadu ansixi karin. 2. (dii.) Biyo yar oo xubnaha qaarkood lagu mayro si loo tukado. 3. (-ooyin, m.l) Ubbo. ld weyso.

mayr [m.dh]
Caws waaweyn ama caw rarada laga sameeyo. ld mayro.

mayr [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Wax biyo ku dhaqid. 2. U m.: cid u qubayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg