meedulla
(m.dh)(c.nafl.) Qaybta gudaha ku taal ee xubin ama sooh marka ay ka duwantahay qaybta xagga dibedda xigta ee islaxubintaas ama isla soohaas gaar ahaan kelyaha, qanjir kelyodyada iyo qanjirrada liinfada (qanjir-liinfoodyada).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh meedulla ↴
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg