meehaal
(m.l)

1. Filad; malayn; taawin. 2. Fikrad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh meehaal

meehaalad [m.l]
ld meehaalasho, moohaalasho.

meehaalasho [m.f.dh]
eeg meehaalo. ld meehaalad.

meehaali [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Meehaal samayn (qof).

meehaalin [m.f.dh]
eeg meehaali.

meehaalo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-aashay, -aalatay)
Qof meehaal samaysasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg