meelgaar
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)M. ah: wax si aan rasmi ahayn loo hayo ama loo isticmaalo. ld meelkuggaar.
meelgaar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)1. Ku m.: wax si aan joogto ahayn u hayn ama u isticmaalid. 2 Hanti, gaadid iwm meel ku tegid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh meelgaar ↴
gaaf [m.l] (-faf, m.l)
1. Xaflad loo sameeyo labada is aroosay maalinta ay toddoba baxayaan. 2. Dhisme ku meelgaar ah. 3. Kaltan. 4. Dad shir u fadhiya looga arrinsanayo xaajo waxku'ool ah. 5. Hareer. 6. Dibad. 7. Meesha gorayada ku dhasho. 8. Midab geelu yeesho oo madow xigeen ah.
kummeelgaar [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
1. K. ah: qof jago uu hayo aan rasmi ku ahayn. 2. K. ah: wax isticmaalkood aan joogto ahayn ee inta wax rasmi ah laga helayo lagu sii sugo.
meelgaarid [m.f.dh]
eeg meelgaar².
meelkuggaar [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
ld meelgaar¹.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg