meelkadhac
(m.l)

Khalad cid lagu sameeyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh meelkadhac

gaf [m.l] (-faf, m.l)
1. Khalad. 2. Meelkadhac. ld gef.

gaf [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-fay, -ftay)
1. (f.g) Khalad samayn. 2. (f.g) Haleeli waayid. 3. (f.mg) U g.: cid meelkadhac ku samayn.

ihaano [m.dh]
Hadal xun oo cid sharafteeda wax lagu yeelo, meelkadhac.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg