meelmar
(m.l)1. M. ah: arrin, talo iwm oo aqligal ah. 2. ld meelmarid.
meelmar
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)Arrin, talo iwm suurto gelid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh meelmar ↴
go'aan [m.l] (-nno, m.dh)
Guddoonsiga xaajo laga dooday meelmarinteeda la guddoon- sado.
meelmari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Arrin, talo iwm hirgelin.
meelmarid [m.f.dh]
eeg meelmar². ld meelmar¹ (2).
meelmarin [m.f.dh]
eeg meelmari.
meelmarsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Arrin, talo iwm wax meel maray ahaansho.
meelmarsanaan [m.f.dh]
eeg meelmarsan. ld meelmarsanaansho.
meelmarsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld meelmarsanaan.
toog [m.dh]
1. Aqoonta liishaanka. 2. Arrin fulinteedu hagaagtay ama meelmartay.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg