meelmari
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Arrin, talo iwm hirgelin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh meelmari ↴
go'aan [m.l] (-nno, m.dh)
Guddoonsiga xaajo laga dooday meelmarinteeda la guddoon- sado.
meelmar [m.l]
1. M. ah: arrin, talo iwm oo aqligal ah. 2. ld meelmarid.
meelmarid [m.f.dh]
eeg meelmar². ld meelmar¹ (2).
meelmarin [m.f.dh]
eeg meelmari.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg