meeraxeer
(m.dh) (-rro, m.dh)

Xarig dheer oo kolka awrta la raro oo la dhigeeyo, lammadana la saaro dusha looga xiro.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh meeraxeer

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg