meeree
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-reeyay, -reysay)Wax xarig iwm ku wareejin, wax, wax, kale ku dul wareejin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh meeree ↴
meereyn [m.f.dh]
eeg meeree.
meer [m.l] (-rar, m.l)
1. Xarig dheer oo lagu wareejiyo aqal soomaaliga dadkiisa sare, si aysan dabayshyu u qaadin. 2. ld meerid.
meer [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Socod wareeg ah socosho. 2. Ku m.: xarig wax ku xirid. 3. Ku m.: maal, derejo iwm cid kale ku wareegid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg