meereysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

1. Ku m.: wax, wax kale dusha kaga wareegsanyihiin ahaansho. 2. Wax rarkiisa saani ku dadantahay ahaansho (awr raran).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh meereysan

meereysnaan [m.f.dh]
eeg meereysan. ld meereysnaansho.

tub [m.dh]
(c.fal.) Jidka ay maraan walxaha samaddu marka ay dulalaatiga dhex jiirayaan iyadoo loo fiirinayo bar la doortay. Tubta dhulku waa jidka uu maro dhulku marka uu ku meereysanayo qorraxda.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg