meerkiyuurik-salfaydh
(m.l)

(kiim.) Iskudhis dabiici ahaan ugu jira macdanta sinabaar (adke cas) iyo metasinabar (adke madow).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh meerkiyuurik-salfaydh

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg