meermeer
(m.l)

1. Warwareeg aan dani ku jirin. 2. ld meermeerid.

meermeer
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

1. Warwareeg aan dani ku jirin samayn. 2. Ka m.: wax sameyntooda ka leexleexasho. 3. Ku m.: wax ku dul warwareegid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh meermeer

cagafcagaf [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
C. leh: cod lagu muujiyo meermeeridda.

meermeeri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid wax sugaysay madadaalo aan run ahayn ku waqtiseejin.

meermeerid [m.f.dh]
eeg meermeer². ld meermeer¹ (2), meermeeris².

meermeerin [m.f.dh]
eeg meermeeri. ld meermeeris¹.

meermeeris [m.l]
ld meermeerin.

meermeeris [m.dh]
ld meermeerid.

meermeerto [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Biyo mool ah oo xiis hoos ku leh. 2. Kukta madaxa meesha ay timuhu wareegga ka billaabaan. ld meertammeerto.

meertammeerto [m.dh]
ld meermeerto.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg