meeye
(e.we)

eeg mee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh meeye

afartameeye [m.l.t]
ld afartaneeye.

dharsameeye [m.l] (-yayaal, m.l/dh/-mayso, m.dh)
Qof ka shaaqaya warshadaha dharka; dunmiiqe.

dheryasameeye [m.l] (-yayaal, m.l/dh)
Dheri- qore.

futaxumeeye [m.l]
Surweel daba gaab ah.

kontomeeye [m.l.t.]
Tiro qiyaas ahaan konton u dhow. ld kontomeeyo.

labaatameeye [m.l]
ld labaataneeye.

lixdameeye [m.l]
Tiro qiyaas ahaan u dhow lixdan. ld lixdameeyo, lixdaneeye, lixdaneeyo.

mee [e.we]
(meedey; meeye/maye) Xaggee ayuu jiraa?, aaway?. Tus. “Wiilku mee?”, “Ku mee?”.

sagaashameeye [m.l.t.]
Tiro qiyaas ahaan sagashan u dhow. ld sagaashameeyo, sagaashaneeye, sagaashaneeyo.

mee [e.we]
(meedey; meeye/maye) Xaggee ayuu jiraa?, aaway?. Tus. “Wiilku mee?”, “Ku mee?”.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg