mehersan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Ku m.: haweeney meher ku xiranyahay ahaansho. ld maharsan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mehersan

faraxumee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -meysay)
Qof dumar ah oo aan kugu mehersanayn si qasab ah ugu tegid.

maharsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld mehersan.

maharsanaan [m.dh]
ld mehersanaan.

maharsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld mehersanaan.

meherkahorreys [m.l] (-syo, m.dh)
Ilmo calool gala inta aan aabbihii iyo hooyadii is mehersan, meherkaweyne; horgal.

mehersanaan [m.f.dh]
eeg mehersan. ld maharsanaan, maharsanaansho, mehersanaansho.

mehersanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg mehersanow. ld mehersanaan.

mehersanow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-naaday, -naatay)
Naag meher ku xiranyahay noqosho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg