mehersasho
(m.f.dh)eeg meherso. ld maharsad, maharsasho, maharsi, mehersad, mehersi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mehersasho ↴
khudbasireyso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Si qarsoodi ah haweenay u mehersasho.
maharsad [m.l]
ld mehersasho.
maharsasho [m.dh]
ld mehersasho.
mahersi [m.l]
ld mehersasho.
maxlal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-alay, -ashay)
Naag rabta in ay ninkedii hore ku noqoto nin kale muddo gaaban mehersasho.
mehersad [m.l]
ld mehersasho.
mehersi [m.l]
ld mehersasho.
xiro [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-rtay, -ratay)
1. Wax xarig iwm ku qabsasho. 2. Cid xabbisasho. 3. Albaab, dariishad iwm qataarasho. 4. Haweeney mehersasho. 5. Dhar lebbisasho. 6. Salaad ama soon gelid. 7. Ku x.: qof kale imaam ka dhigasho. 8. Ku x.: markab, doon iwm marso tegid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg