mehersi
(m.l)

ld mehersasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mehersi

mehersasho [m.f.dh]
eeg meherso. ld maharsad, maharsasho, maharsi, mehersad, mehersi.

meher [m.l] (-rro, m.dh)
1. Heshiis diini ah oo isu xira nin iyo naag isguursanaya. 2. Maal naag la guursanayo lagula heshiiyo oo ay si sharci ahaan ah ninka ugu yeelato. ld mahar.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg